Cudurka Ebola oo dad ku dilay Mid ka mid ah dalalka ay ciidamadu ka joogaan Somalia

Dalka Ugandha ayaa waxaa laga helay kiiskii ugu horeeyey ee la xiriira cudurka halista ah ee Ebola oo si deg deg ah u faafa dhimasho deg deg ahna keena. Sarkaal ka tirsan Wasaaradda caafimaadka dalka Uganda ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegey in wiil yar oo shan jir ahaa uu maanta u dhintay cudurka … Continue reading Cudurka Ebola oo dad ku dilay Mid ka mid ah dalalka ay ciidamadu ka joogaan Somalia